Musharaxiinta oo markii ugu horeysay cadeeyey mowqifkooda hadalkii Indhacadde

Guddoomiyaha Midowga musharaxiinta Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan rabshadihii ka dhashay banaanbaxii ay Jimcihii iclaamiyeen. Waxaa uu iska fogeeyey hadal habeenimadii Jimcaha Jen. Yuusuf Indhacade ka jeediyey fagaaraha daljirka dahsoon, kaasoo uu ku sheegay in dalka aysan ka jirin wax dowlad ah, uuna isagu sugayo amniga banaanbaxayaasha. Sheekh Shariif ayaa … Continue reading Musharaxiinta oo markii ugu horeysay cadeeyey mowqifkooda hadalkii Indhacadde